ALLE HA U NAXARIISTEE ABWAAN HADRAAWI OO MAANTA GEERIYOODAY

tacsi1

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN, Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaankii weynaa ee Maxamed Ibraahim Hadraawi.

Abwaan Hadraawi ayaa muddooyinkii u dambeeyay xanuunsanayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here