Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo ku guuleystay Madaxweyne kuxigeenka Puntland

axmed karaash

Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ku guuleystay Madaxweyne kuxigeenka Puntland, kadib markii ay Wareegii 3aad isugu soo hareen Musharax Cabdi Ibrahim Warsame (Cabdi Qawdhan).

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.