War Baarlamaanka Soomaaliya oo berri oo Isniin ah ka doodi doona arrimaha doorashada April 11, 2021 Facebook Twitter WhatsApp Guddoonka Golaha Shacabka ee BS ayaa Iclaamiyay berri oo Isniin ah kulan looga hadlayo arrimaha doorashada Soomaaliya. Farriin loo diray Xildhibaanada ayaa loo sheegay in ajandaha shirka berri yahay, Mooshin ku saabsan doorashada Soomaaliya.