Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan gaar ah yeelan doona

0
baarlamaanka df2

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay isugu yimaadaan kulan gaar ah, kaas oo la filayo inuu Madaxweynaha Soomaaliya uu khudbad ka jeediyo.

Fadhigan iyo khudbada Madaxweynaha ayaa looga hadli doonaa arimaha doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here