Waxaa magaalada Muqdisho ka socda banaanbax looga soo horjeedo weerarkii Isgoyska Ex-Kontorool Afgooye oo uu soo qabanqaabiyey maamulka gobolka Banaadir.
Waxaa la xiray qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho.
Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax ay ku dhinteen ku dhowaad 100 qof oo shacab ah, kaasi oo ka dhacay Isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho.