BOOLIISKA SOOMAALIYA OO SHACABKA U DIRAY FARIIN KU SAABSAN HOTEELKII LA WEERARAY

villa rosa

Farriin lagu baahiyay barta facebook ee Wakaaladda Wararka Soomaaliya ee SONNA ayaa lagu sheegay in Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ay shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool magaaladda Muqdisho ku wargelinaynayaan in boolisku ay goor dhow qarxin doonaan haraadiga walxo qarxayo ah oo yaala Hotel Villa Rays oo weerar lagu qaaday habeen hore shalay gelinkii dambe la soo afjaray

Qoraalkan ayaa intaasi ku daraya in shacabka laga codsanaynaa in aysan hawlgalkaas qarxinta ah ee Ciidanka fulin doonaan u arkin mid khatar ku ah nabad gelyadooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here