Cabdi Qawdhan oo noqday Musharaxii ugu horeeyey ee isu diwaangeliyey Madaxweyne kuxigeen Puntland

cabdiqawdhan4

Cabdi Ibraahim Warsame (Cabdi Qawdhan) ayaa maanta si rasmi ah isugu diiwaangeliyey Musharaxa Madaxweyne kuxigeenka Puntland, iyadoo lagu tartami doono 8 bisha.

Musharax Cabdi Qawdhan ayaa ka soo jeeda Gobolada SSC.

Eeg Warqadii lacag qabashada:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.