Cabdi Qawdhan oo noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee Aqalka Hoose oo Puntland lagu doorto

0
cabdi qawdhan doorasho

Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame [Cabdi Qawdhan] ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyey ee Puntland lagu doorto.

Cabdi Qawdhan oo uu la tartamayey musharax Abshir Cabdi Xuseen ayaa ku guuleystay 90 cod, halka Abshirna uu helay 6 cod, 2 codna waa xumaatay.

Daawo tirintii codadka

https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/3051891468391129/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here