CALANKII ABID UGU DHEERAA OO LAASCAANOOD LAGU SAMEEYEY IYO MADAXTOOYADA LOO SOO DIRAYO

calankii ugu dheeraa

Waxaa magaaladda Laascaanood lagu sameeyey taariikhda Calankii Soomaaliya kii ugu dheera ama adduunkaba.

Calankan oo maanta soo jiitay Indhaha Soomaaliya ayaan weli lagu dhowaaqin cabirkiisa saxda ah, waxaana siday dad aad u farabadan oo isdaba socday.

Sida Warar hordhac ahi sheegayaan Calanka ayaa loo soo dirayaa Caasimadda Soomaaliya si loo dhigo meelaha Taariikhda ama Madaxtooyadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here