Caleema-saarkii Axmed Madoobe oo dib u dhacaya

0
Axmed Madoobe3

Waxaa isa soo taraya wararka sheegaya inuu dib u dhac ku yimid Caleemasaarkii Axmed Madoobe madaxweynihii hore ee jubaland oo la filayey inuu 26 bishan qabsoonto.

Xubno lagu kalsoon yahay oo ku dhow Axmed Madoobe ayaa noo xaqiijiyey in maanta lagu dhawaaqi doono waqtiga dib loo dhigay.

Dib u dhaca ayaa waxaa sababay xayiraada diyaaradaha ee la saaray Maamulka Axmed Madoobe, iyadoo Dawladda Federaalka iyo Beesha Caalamkuba ay si isku mid ah u diideen natiijadii doorashada ee Axmed Madoobe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here