Canada oo ay ka socoto ololaha doorashada guud

flag of canada

Waddanka Canada waxaa si xooggan uga soconaya ololaha doorashada guud ee waqtigeeda laga soo hormariyay, taas oo dhowr iyo taban casho kaddib la qaban doono. Shalay ayey aheyd markii dood kulul dhexmartay ra’iisul wasaaraha dalkaasi, Justin Trudeau, iyo saddex musharrax oo mucaarad ah oo kala hogaamiya qaar ka mid ah asxaabta dalkaasi.

Dooddaas oo aheyd middii koobaad ayaa waxaa diiradda lagu saaray cudurka safmarka ah ee Covid-19.

Haddaba doorashadaasi maxaa laga filan karaa? Waxaa umuurtaasi warbixintan ku eegaya weriye Durraan Xasan Yare oo deggan waddankaasi Canada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here