CC Shakuur oo Dawladda Soomaaliya ku taageeray difaaca xuduudaha iyo midnimada dalka

cabdiraxmaan cabdi shakuur

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa war kasoo saaray jawaabta xdowladda Soomaaliya ay ka bixisay go’aankii dowladda Kenya ka qaadatay Shirkii dhawaan ka dhacay magaalada London.

Xisbiga ayaa qoraalkooda ku taageeray go’aanka dowladda Soomaaliya ay ka qaadatay hadalkii kasoo baxay Dowladda Kenya, waxaana xisbiga uu sheegay inay dowladda kagala shaqeyn doonaan difaacidda arrimaha masiiriga Soomaaliya.

Xisbiga ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ugu baaqayaan arimahan oo kale inay talo badan geliyaan. Hoos ka aqri qoraalka xisbiga Wadajir.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.