Ciidamada Somaliland oo dad shacab ah ku laayey Magaalada Laascaanood

0
dhaawac laascaanood

Warar hordhac ah oo hadda na soo gaadhay ayaa sheegaya in Ciidamada Somaliland ay dad shacab ah ku laayeen Magaalada Laascaanood.

Dadka maatada ah oo mudaharaad salmiya ku jiray wax hub ahna aan sidan ayaa loo adeegsanayaa qoryaha teknikadda loo yaqaano ee gaadiidka la saaro, waxaa la sheegayaa in ilaa hada 4 qof oo dhaawac ah la geeyey xarumaha caafimaadka.

Wadada laamiga ayaa la jaray, isu socodkii ayaa istaagay, lama hubo tirada dhimashada iyo dhaawaca, dadka goobjoogeyaasha ah ayaa warar is khilaafsan sheegaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here