CIYAARYAHANKA RONALDO OO DEG DEG UGA TEGAYA MANCHESTER UNITED

ronaldo muraayad

Weeraryahanka xulka Qaranka Portugal ayaa si deg deg ah uga tagaya kooxda Manchester United ee garoonka Old Trafford.

Go’aanka ayaa dabo-socda wareysi muran dhaliyay oo uu xiddigan 37 sano jirka ah ku dhaleeceeyay kooxda. Waxa uu uu sheegay in ‘wax xushmo ah’ uusan u haynin macalinka kooxda Erik ten Hag.

Qoraal ay soo saareen Ronaldo iyo Manchester ayaa lagu sheegay inay isfaham wadajir ku gaareen in uu xiddiga Portugal isaga tago Manchester.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here