Waxaa saacada soo socota soo gebageboobaysa codeyntii doorashada Maraykanka oo bilaabantay saaka aroornimadii waqtiga maraykanka 3.11.2020.
Musharaxa dimoqraadiga ee Joe Biden ayaa ku horeeya saadaalihii la sameeyey, balse tirinta oo saacad gudaheed ku bilaaban doonta ayaa xaqiijin doonta cida Aqalka Cad ka arimin doonta 4 sano ee soo socda.