Cumar al-Bashir oo su’aalo laga weydiiyey afgambigii 1989-kii

0
omar albashiir

Madaxweynihii hore ee dalka Sudan ayaa maalintii Talaadada ahayd su’aalo laga weydiiyey afgambigii uu awoodda dalka kula wareegay 1989-kii, sida uu garyaqaankii u doodayay sheegay.

Mr Bashir ayaa lagu hayaa xabsiga Kober oo ku yaala caasimadda Khartoum.

Haddii Mr Bashir lagu helo inuu ka dambeeyey afgambiga, waxa laga yaaba in lagu rido xukun dil ah ama xabsi daa’in.

Madaxweynihii hore ee Suudaan ayaa sidoo kale wajahaya dacwooyin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here