Cunto yarida iyo nafaqadarrada ka jirta Soomaaliya oo laga deyrinayo

Cunto yarida iyo nafaqadarrada ka jirta Soomaaliya ayaa laga cabsi-qabaa inay horseeddo macaluul dalka ka dilaacda xilli markale uusan si wanaagan u di’in roobkii la filayay.

Dhanka kale waxaa cirka isku shareeray qiimaha la kala siisto raashinka halka dedaallada gargaarka bini’aadamnimo ay liitaan sababo la xiriira dhaqaale wanaagsan oo aanay helin hay’adaha gargaarka.

Arrintaas ayaa waxa ay sababtay in boqolkiiba 160% ay sare u kacaan dadka cunto yarida ku soo dhacaya, kuwa gaajoonaya iyo kuwa cudurrada ay ugu dhaceen gudaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here