Daawo Axmed Madoobe oo ku dhowaaqay inuu dhamaaday khilaafkii DF iyo Jubbaland M Farmaajona u tegi doono

axmed madoobe2

Madaxwaynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo Khudbad ka Jeediyey xaflad lagu sagootiyey Raysal wasaare Xasan Khayre ayaa sheegay in la dhameeyay Khilaafkii DF-Somalia iyo Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa yidhi “Gacmo-geel Jire Hoose ayaa loo dhaqaa, qodob walba oo khilaafka ahaa waan dul istaagnay anaga iyo R/wasaarahuba, waana ka heshiinay, waxaana isku afgaranay in aan Madaxweynaha u tagno si loo dhameeyo inta dhiman”.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.