Daawo Baashe C Jaamac oo M Muuse Biixi ku eedeeyey colaada Tukaraq iyo dagaalo hor leh

Baashe Cali Jaamac

Wasiirkii hore ee Biyaha Baashe Cali Jaamac ayaa si adag u weeraray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi isagoo ku eedeeyey bilaabista colaada Tukaraq.

Baashe ayaa sheegay in Madaxweyne kuxigeenka cusub ee Puntland uu dalkiisa ku dagaalami doono oo aanu ogolaan doonin in Xuddun ha tegin lagu yiraahdo, isagoo saadaaliyey dagaalo cusub oo bilowda.

Hadalka Baashe ayaa yimid saacado kadib markii Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdillaahi Deni uu shaaca ka qaaday inaanu gorgortan ka geli doonin Gobolada Puntland ka maqan ee Somaliland haysato ee Sool, Sanaag iyo Cayn.

DAAWO WARAYSIGII BAASHE:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.