War DAAWO BEESHA RAXANWEYN OO XASUUQA LAASCAANOOD MOWQIF CAD ISKA TAAGTAY January 11, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Beesha Raxanweyn ayaa mowqif cad iska taagtay Xasuuqa iyo tacadiyada ay Maamulka iyo maleeshiyadda SNM ka wadaan Magaalada Laascaanood, iyagoo ugu baaqay inay si deg deg ah uga baxaan Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn.