DAAWO BURBURKA IYO KHASAARAHA HOTEL XAYAAT SOO GAARAY

Xayaat hotel burbur

Muddo 48-saacadood ah kadib, saxaafadda ayaa hadda loo ogolaaday inay gudaha u gasho Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho, kadib weerar toos ah oo halkaas ka socday mudo labadii habeen ee lasoo dhaafay.

Sidoo kale wasiirro ka tirsan dowladda, duqa Muqdisho iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray Hotelka, kuwaas oo warbaahinta la hadlay, soona bandhigay xogo kala duwan, warbaahinta ayaa soo bandhigtay burbur baaxad leh oo hotelka soo gaaray.

DAAWO WARBIXINTA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here