War DAAWO CUQAASHA SSC OO CADEEYEY IN AANAY METELIN XUBNAHA GOLAYAASHA SNM KU JIRAA January 15, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Cuqaasha SSC ayaa si cad u beeniyey Wararka Been abuurka Jamhadda SNM gudbisay oo ay ku sheegay in Shacabka Gobolladda SSC iyo Maamulkoodu heshiiyeen. Odayaasha ayaa sicad u yiri ”ma aanan heshiin mana heshiin doono SNM. #geedixinjiroleh