War DAAWO DAWLADDA SOOMAALIYA OO CADEYSAY IN GOBOLADDA SSC MASHAARIICDOODA SI TOOS AH LOO GEYN DOONO January 26, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga Dowladda Federaalka Somalia ayaa xaqiijiyey in ilaa 6 goobood oo Gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ah ay ka fulin doonaan barnaamijka Barwaaqo.