War DAAWO DOOD ADAG OO DEXMARTAY XILDIBAANADDA SSC-KHAATUMO IYO SOMALILAND August 28, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Dood adag oo ku saabsan wax-ka-beddelka Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa maanta dhexmartay Xildhibaanadda Maamulka SSC-Khaatumo iyo kuwo Somaliland ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya.