Daawo Faysal Cali Waraabe oo si adag u dhaliilay 27 sano kadib halka Somaliland marayso

faysal cali waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si adag u dhaliilay 27 sano kadib halka Somaliland marayso.

Dhaliisha ayuu ka sheegay khudbad oo shalay ka jeediyey munaasibad lagu qiimaynayey wixii somaliland u qabsoomay mudo 27 sano.

DAAWO:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.