Daawo Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil oo ka digay in la siyaasadeeyo nabadeynta Colaada Dhumay

cabdirashiid garaad ismaaciil

Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil oo ka digay in la siyaasadeeyo nabadeynta Colaada Dhumay, isagoo gaar ah isha ugu fiiqay wasiiradda iyo siyaasiyiinta Laascaanood ku qulqulaya.

Garaad ayaa ku baaqay in gacan ku haynta nabadeynta loo daayo ergada gacanta ku haysa ee Kilinka 5aad ka timid.

DAAWO:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.