DAAWO GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL OO 7 CASHO U QABTAY CIIDAMADA SOMALILAND

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo maanta ka hadlay qado sharafeed ay beesha mudulood u sameysay ayaa Muuse Biixi ugu baaqay inuu 7 casho Ciidamadiisa kula baxo, haddii uu kula bixiwaayana ay indhihiisa oo shan ah ay saari doona.

Garaad wuxuu balan qaaday in aan 7 casho ee ay Ciidamadiisu guurayaan aan la weerari doonin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here