DAAWO GUDOOMIYAHA URURKA REJO OO SI KULUL UGU JAWAABAY MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA

cabdillaahi dahab gudoomiye rajo

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Rejo Siyaasiga Cabdillaahi Axmed Maxamed (Dahab), ayaa JAWAAB ADAG KA BIXIYEY hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo uu ku cadeeyey in aanu marnaba aqbalayn in Somaliland ka godo Soamaliya ama gooni-isu-taag hesho.

Madaxweyne Xasan ayaa cadeeyey in ay ka dagalami doonaan waxkasta oo Somaliland siinaya ama u sahlaya Dawladnimo.

Xasan ayaa sidoo kale cadeeyey inay Somaliland wixii mucaawimo ama maalgelin u ogolaanayaan oo u saxeexayaan.

Gudoomiyaha Ururka REJO ayaa meel adag iska taagay hadalka Xasan, isagoo baaqyo kala duwan u diray qaybaha Bulshada Somaliland iyo xukuumadaba.

Daawo Hadalkii Gudoomiye Cabdilaahi Dahab:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here