Hadal-jeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee safarkii shaqo ee uu ku gaaray Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo.
Waxaa sidoo kale shirka jaraa’id ku weheliyey dhiggiisa Dalkaas Mudane Felix Tshisekedi oo xilligan ah Madaxweynaha Midowga Afrika.