War DAAWO JAMAAHIIRTA KACDOON SSC OO LA WAREEGAY DEGMADDA XUDDUN January 13, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Jamaahiirta Kacdoonka SSC ayaa saaka la wareegay degmada Xuduun ee ka tirsan Gobolka Sool, calanka Soomaaliya ayaa laga taagay xarunta Dawladda Hoose.