Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay kumanaan shacab ah ayaa maanta ka qayb galayay munaasabada 63 guurada 1-da Luuliyo oo ka dhacday Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho.
Madaxwweynaha ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyey shacabka Magaaladda Laascaanood oo xalay si weyn ugu dabaaldegay 1 luulyo.