Daawo korneyl Caarre oo ku dhawaaqay dagaal Somaliland ka dhan ah

jabhada caarre2

Korneyl Caarre oo hogaan ka ah Jabhadda dulmi diidka iyo xoreynta Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar Kaar.

Caare ayaa shirkaas jaraaid kaga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin dagaalada u dhaxeeya Jabhaddiisa iyo Somaliland, isagoona shaaca ka qaaday in uu qaadi doono dagaalkii ugu cuslaa ee ka dhan Somaliland.

DAAWO:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.