Daawo Madaxweyne Laftagareen oo tababar u xiray ciidamo cusub May 16, 2021 0 Facebook Twitter WhatsApp Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur galbeed ayaa tababar usoo xiray ciidamado in mudda ah loo tababarayay Deegaanka, ayagoo Qayb ka ahaan doono xoojinta amniga deegaanada Koonfur Galbeed.