Daawo Nuxurka khudbadii uu madaxweyne Farmaajo ka jeedeyey kulankii BF February 6, 2021 0 Facebook Twitter WhatsApp Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka hor jeediyay xildhibaanada golaha shacabka, xilli uu kasoo tagay magaalada Dhuusamareeb ayada oo aan wax heshiis ah lagu gaarin.