DAAWO PROFESOORADII TABLIIQA BURBURINTA SOMALILAND OO XILDHIBAAN DHAKOOL SOO DHEXMARAY

xildhibaan dhakool

Prof Axmed Ismaaciil Samatar, Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo mudo labaatan iyo dhowr sanadood ahaa cadowga Somaliland balse ku guuldaraystay, ayaa hadda gudaha Somaliland ka bilaabay barnaamij burburin ah.

Barnaamijka dhuufsiga ah ee Profesooradu wadaan ayaa wuxuu ka soo ifbaxay Xidhibaan Dhakool oo la socday 4tii todobaad ee ugu dambeeyey, iyagoo gaadhsiiyey heer u dafiro 18 May ee uu sanad walba u dabaaldegeeda dhaqaalaha ku qaadan jiray, sidoo kale Dastuurkii uu Xildhibaanka ku ahaa iyo xasaanaddii uu huwanaa.

Dhakool wuxuu ka mid yahay Xildhibaanada Isxambaarka ah ee kuraasta mudada dheer ku fadhiyey, si weyna ugu badhaadhay, degaamadoodana dhib mooyee aan waxtar ku celin, taageerona aan ku lahayn, balse markuu muraadka leeyahay Magaca qabiilka Hargeysa ka sheegta, muraadkiisa markuu gaadhana aan dib u soo hadal qaadin.

WAXAA ISWEYDIIN MUDAN, NIMANKA XILDHIBAANKII SIDAN U DUUFSADAY SAAMEYN INTEE LEEG AYEY KU YEELANAYAAN DHALINYARADA AY MAALIN WALBA XUMAANTA IYO BURBURKA U TABLIIQAYAAN? MAXAASE LA GUDBOON SHACABKA SOMALILAND EE CARUURTOODII LA LUMINAYO?

DAAWO XILDHIBAAN DHAKOOL OO IBLEYS MACALIN U NOQDAY:

cali khaliif iyo axmed samatar

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.