Daawo Puntland oo Somaliland ku eedaysay inay Alshabaab taakuleeyaan

axmed karaash2

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan oo shalay ka hadlay dayactir lagu sameeyey wadada isku xidha Garoowe iyo Boosaaso, ayaa si adag u weeraray Somaliland, isagoo ku eedeeyey inay Alshabaab taakuleeyaan.

DAAWO:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.