Daawo RW Rooble oo kulan la qaatay Bulshada rayidka ah

maxamed xuseen Rooble

Ra’iisul Waraaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay ururada Bulshadda Rayidka ah, isagoo kala hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa yiri “Waxaan ku baaqayaa shir deg deg ah si xal loogu helo xasaradaha ka taagan Muqdisho.

Bulshada rayidka ah waan uga mahadcelinayaa doorkooda xaldoonka ah, shacabkana waxaan ugu baaqayaa dulqaad iyo degganaan.

Dagaalka ha la joojiyo dadkeennana aan u turno.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here