Daawo ShirJaraaid Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya iyo xaalada Muqdisho

Wasiirka Amniga Xasan Xundubeey

Wasiir Xundubey oo sheegay in dowladu marnaba gacmaha kala laaban doonin wax ay ugu yeertay maleeshiyaad hubeysan oo qalqalgalinaya Amniga.

Wasiirka amniga XFS oo goor dhaweyd war fidiyeenada la hadlayey ayaa sheegay in muddaba in dowladu ay u tureysay in shacabka dhexdiisa lagu dul dagaalamo iyadoo sheegtay in shacabka Soomaaliyeed in ay iskaga guuraan goobaha ay soo dageen xoogaga mucaaradka.

Sidoo kale wasiirka ayaa ku hanjabay in ay dagaal kala hor tagi doonaan soona af jari doonaan xoogaga mucaaradka ee fariisimaha ka sameystay qaar ka mida xaafadaha Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here