DAAWO SHIRWEYNIHII 1AAD EE URUR SIYAASADEEDKA RAJO OO MAANTA FURMAY

Waxaa maanta Magaaladda Hargeysa ka qabsoomay Shirweynihii 1aad ee Urur Siyaasadeedka Rajo, kaas oo galay maalintii kowaad.

Shirka waxaa ka qaybgalay ugu yaraan 800 oo ergay oo ka kala yimid Goboladda Somaliland.

Shirka ayaa berito gelaya maalintiisii labaad, waxaa la gudageli doonaa hawlaha muhiimka ee shirweynaha.

Ururka RAJO ayaa ka mid ah Urur Siyaasadeedyadda ugu cad cad ilaa hadda inta la diiwaangeliyey, waxaana loo rajeynayaa inuu bedelo Xisbigii WADDANI oo ma dhalays noqday, haddana uu dumaalay Xirsi Cali.

DAAWO FURITAANKII

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here