Dowlada Soomaaliya ayaa u digtay wadamada Kenya iyo Jabuuti oo ay sheegtay in faragalin ku hayaan Go,aanada kasoo baxaya Midowga Afrika ee ku aadan Arimaha Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo digniinta jeedinayey ayaa cadeeyey inaan laga noqon doonin go’aankii Baarlamaanka ee Doorashada qof iyo cod, cidii isku daydana aan laga yeeli doonin
Daawo Wasiir Dubbe: