DAAWO WASIIR SICIID SULUB OO HANJABAAD CULUS U DIRAY CIRRO

siciid sulub

Wasiirka Xanaanadda Xoolaaha Somaliland Siciid Sulub ayaa faahfaahin ka bixiyey dadkii saaka shiidka ku bilaabay xilli uu ka qaybgelayey AASKA dadkii ku dhintay rabshadihii khamiistii 11.08.2022 Somaliland ka dhacay, hanjabaad culusna u diray Cirro iyo kuwa dabadda ka riixaya.

Siciid ayaa hadalkiisa ku soo gebagebeeyey NIN WALOWBA MARNA TAAGTAA, MARNA TAMARTAA.

DAAWO SICIID:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here