DAAWO XILD CABDI QAWDHAN: HADEYDAAN NA HOGAAMIN KAREYN KA SOO DEGA GUDOONKA

xildhibaan cabdi qawdhan

Xildhibaan Cabdi Ibrahim Warsame (Qawdhan), oo maanta ka hadlay doodii Baarlamaanta Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa shirgudoonka Baarlamaanka ku eedeeyey inay ku fashilmeen shaqadoodii.

Xildhibaanka ayaa Shirgudoonka ka codsaday in haddii aanay waajibaadkooda gudan karin ay kuraasta baneeyaan.

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here