Xildhibaan Dhakool oo ka mid ah Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka hadlay wefti Somaliland u dirayso Caleema saarka Madaxweyne h a lagu muransan yahay Axmed Madoobe.
Xildhibaan Dhakool oo saxaafadda la hadlay ayaa yiri, haddii Naasir Kismaayo tago maxaa aniga Garoowe ii diidaya.
Daawo: