DACWADDII UGU HOREYSAY OO MUUSE BIIXI MAREYKANKA LAGAGA FURAY

dacwad muuse biixi3

Dacwaddii ugu horeysay ee ku saabsan xasuuqii iyo tacadiyaddii Somaliland iyo Madaxweyne Muuse Biixi ka geysteen Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa shalay laga xareeyey dalka Mareykanka.

Dacwadan oo ah magdhow shacabkii dhibta la gaarsiiyey ayaa gaaraysa $1.3 bilyan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here