War DAGAALO CULUS OO KA QARXAY DULEEDKA BARI EE LAASCAANOOD March 18, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Dagaallo culus oo aan waxba laysu reeban ayaa ka socda dhanka bariga ee magaaladda Laascaanood, wuxuuna xoog uga socda Maraaga iyo Goojacade. Weli lama hayo faahfaahin dheeraada maada uu dagaalku socdo.