Dalka dhaqaalihii waa laga xidhay ee dimoqraadiyadana yaan laga xidhin ee Suldaan Xasanow yeynan gacmihiina ku dhimanin

boqor buur madow

Boqor Buurmadow ayaa sheegay nin Somaliland dhaqaalihii ka xidhan yahay oo aan loo baahnayn in Dimoqraadiyadana laga xidho, Isagoo Suldaan Xasan ku booriyey in aanay taladu gacmahooda ku burburin.

Daawo Boqor Buur Madow:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.