Doodii Jimcaha ee idaacadda BBC ayaa waxaa ooga hadlay xidhiidhka Soomaaliya iyo Somaliland ee maalin walba sii xumaanaysa.
Dooda oo ahayd mid aad u kulul waxaa Somaliland uga qayb galay Wasiirka Horumarinta Khayraadka Biyaha Saleebaan Yuusuf Cali Koore, halka Dawlada Federaalka Soomaaliyana uu metelayey Wasiirka Arimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad.
DHEGAYSO: