Sida caadada u ahaan jirtay Jamhaddii SNM iyo Maleeshiyadda Muuse Biixi ee Goojacade ku urursan waxay jecel yihiin inay dhiigga muslimka daadiyaan maalmaha barakeysan ee Cibaadada ee diinteena Islaamku inoo tilmaantay, gaar ahaan inay salaadda Ciidaha muslimiinta ku gaadaan.
Dhamaan Ciidamadda SSC, Jamaahiirta iyo Shacabka Laascaanood waa inay u diyaargaroobaan duulaanka Maleeshiyadda, maalmaha ciidda oo aan salaadaha lagu gaadin.
Maamulka Somaliland waxaa dhiigga Islaamka kala weyn xuduudihii Ingiriiska oo dayacma.