Dowladda Shiinaha: “Waxaan Soomaaliya uga mahadcelinaynaa taageeradii 1971”

china and somalia

Safiirka Dowladda Shiinaha ayaa bartiisa twitter ka Soomaaliya uga mahadceliyey taageeradii ay dawladda Shiinaha ku taageertay in kursigeedii Qaramada Midoobay loo soo celiyo 1971.

Safiirka ayaa qoray “Waxaan Soomaaliya uga mahadcelinayaa in ay nagu taageertay soo celinta kursigeennii Qaramada Midoobey sanadkii 1971”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here