Duulimaadyada Qaadka Kenya oo maanta Muqdisho ka bilowday

qaad

Waxaa maanta Dowladda Kenya ay si rasmi ah u bilawday dhoofinta qaadka Miiraa ee la keenayo Soomaaliya, kadib markii heshiis aan waxba lagu bedelan uu u saxiixay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Diyaaraddii u horeysay ee qaadka sida ayaa la cadeeyey inay ka soo degtay inay maanta ku beegan tahay 24 July ka soo degtay garoonka Aadan Cadde.

Sidoo kale suuqa magaalada Muqdisho ayaa si caadiya loogu iibinayaa.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa aad uga xumaaday fasaxaada daroogada ee aan waxba lagaga ee loo sameeyey dalka Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here